Farmaajo iyo Madaxda dowlad goboleedyada oo isku mari waayey hal arrin (Xog hoose)

Waxaa soo baxaya faahfaahino ku saabsan kulan albaabadu u xiran yihiin oo maanta Dhuusamareeb ku dhexmaray Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo madaxda Dowlad Goboleedyada. Kulankan ayaa looga hadlay qodobo ay ka mid yihiin sidii loo jaangoyn lahaa qodobbada muhiimka u ah wadatashiga Heer Federaal iyo Heer dowlad Goboleed, hannaanka geeddi socodka siyaasadda doorashooyinka … Continue reading Farmaajo iyo Madaxda dowlad goboleedyada oo isku mari waayey hal arrin (Xog hoose)